HESHIIS KIRO GURI
OO U DHEXEEYA

1. {{ party_one_identity }}

Qoraalkan waxaa loogu yeeri doonaa “Darafka 1aad” ama “Kireeyaha”.

2. {{ party_two_identity }}

Qoraalkan waxaa loogu yeeri doonaa “Darafka 2aad” ama “Kiraystaha”.

{{ agreement_year }}

[[PAGE_BREAK]]

WAXAANA LAGU HESHIIYAY QODOBADA SOO SOCDA

Qodobka 1.aad — Ujeeddada Heshiiska

Labada daraf waxay ku heshiiyeen in Darafka 1aad uu ka kireeyo Darafka 2aad {{ premises_description }}, kuna yaalla {{ property_location }}.

{{ previous_agreement_summary }}

Muddada heshiiska kiradu waa {{ lease_duration }}, waxayna ka bilaabanaysaa {{ lease_start_date }} kuna eg tahay {{ lease_end_date }}. Qiimaha kiradu waa {{ monthly_rent }} bishii. Waxaa horay loo bixiyey {{ prepaid_months }} bilood, wadartooduna tahay {{ prepaid_total }}.

Guriga waxaa loo isticmaali karaa {{ permitted_use }} iyo dhammaan wixii Shareecadda Islaamka iyo shuruucda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oggol yihiin. Waxaa ka mamnuuc ah wax kasta oo Shareecadda ama sharcigu diidayo.

Qodobka 2.aad — Waajibaadka Darafka Koowaad

◆ In uu dhowro dhammaan qodobada heshiiskan.
◆ In uu bixiyo canshuuraha iyo lacagaha sharci ahaan ku waajiba guriga.
◆ In uu ogeysiis {{ notice_days }} cisho ah siiyaa Darafka 2aad marka heshiisku dhammaanayo haddii aan heshiis cusub la gelayn.
◆ In muddada kiradu socoto uusan kordhin kirada ama ka saarin Darafka 2aad, haddii uusan jebin heshiiskan.

Qodobka 3.aad — Waajibaadka Darafka Labaad

➢ In uu dhowro dhammaan qodobada heshiiskan.
➢ Marka muddada kiradu dhammaato, inuu guriga u banneeyo mulkiilaha haddii aan heshiis cusub la gelin.
➢ In guriga sidii uu ahaa ugu wareejiyo mulkiilaha, marka laga reebo duugowga caadiga ah ama masiibo rabbaani ah.
➢ In uusan dhismaha wax ka beddelin ama wax ku soo kordhin oggolaansho la’aan.
➢ In uu iska bixiyo isticmaalka biyaha, korontada iyo adeegyada kale ee uu isticmaalo.

Qodobka 4.aad — Xallinta Khilaafaadka

1. Wixii khilaaf ah ee ka dhasha heshiiskan waxaa loo noqonayaa Shareecadda Islaamka iyo {{ governing_law }}.
2. Heshiiskani wuxuu dhaqan gelayaa marka labada dhinac saxiixaan, nootaayaduna ay sugto saxiixyada.

Shuruudo gaar ah: {{ special_terms }}

[[PAGE_BREAK]]

SAXIIXYADA DHINACYADA

Darafka 1aad: {{ party_one_name }}

Darafka 2aad: {{ party_two_name }}

MARKHAATIYAAL

1. {{ witness_one_name }} — Tell: {{ witness_one_phone }}
2. {{ witness_two_name }} — Tell: {{ witness_two_phone }}
