[[OWNERSHIP_INDIVIDUAL_BODY]]
Anigoo ah Markhaati 1: {{ witness_one_identity_inline }}, Marag 2: {{ witness_two_identity_inline }}, waxaan halkaan si wadajir ah ugu caddaynaynaa in uu baabuurka noociisu yahay {{ vehicle_make_model }}, Chassis No: {{ vehicle_chassis }}, Engine No: {{ vehicle_engine_number }}, Model/Sanadka la Sameeyay {{ vehicle_model_year }}, Color/Midabka {{ vehicle_color }}, Cylinder {{ vehicle_cylinders }}, uu yahay mulkiyadda {{ owner_identity_inline }}, kaasoo baabuurkaan ka soo rartay Dalka {{ vehicle_origin_country }}, dukumintigiisiina halkaan ku lifaaqan yahay. Sidaas darteed, annagoo ka caafimaad qabna maskaxda iyo jirkaba, cid na qasabtayna aysan jirin qowl iyo ficilba, ogna been-abuurka denbigiisa adduun iyo aakhiraba, waxaan halkaan ku caddaynaynaa oo aan sugeynaa in baabuurka sare ku qoran uu yahay mulkiyadda {{ owner_name }}. Annagaa qaadeyna wixii ka yimaada mulkiyadda baabuurkaan, waxaana ka nahay damiinu-maal haddii ay timaado sheegasho cid kale.

[[OWNERSHIP_CERTIFICATION]]
Anigoo ah Dr. Cabdi Axmed Caseyr (Gaani), leh Xafiiska Nootaayo Banaadir-Gaani ee ku yaalla Degmada Wadajir, agagaarka KM4, waxaan halkaan ku sugayaa in saxiixyada sare ku qoran ay yihiin kuwii dhabta ahaa ee markhaatiyaasha sugay mulkiyadda baabuurka sare ku qoran oo kala ah {{ witness_one_name }} iyo {{ witness_two_name }}. Waxayna ku saxiixeen xafiiska dhexdiisa iyadoo aan cidina qasbin; waxaan ku qoray oo ka saxiixay diiwaanka guud ee nootaayadda.
