[[BEEC_WAKAALAD_BODY]]
Muqdisho maanta oo ay taariikhdu tahay {{ execution_date }}, aniga oo ah {{ seller_identity_inline }}, wakiilka ka ah {{ principal_name }}, sida ku cad wakaalad RefNo: {{ authority_reference }}, Tr: {{ authority_date }}, kana soo baxday {{ authority_notary_office }}, uuna saxiixay {{ authority_notary_name }}, isla markaasna ka caafimaad qaba wax allaale iyo wixii wax u dhimi kara maskaxda iyo jirka bini'aadamka, cid i qasabtayna aysan jirin qowl iyo ficilba, waxaan caddeynayaa in aan ku gaday wakaalad baabuur noociisu yahay {{ vehicle_make_model }}, Chassis No: {{ vehicle_chassis }}, Model yahay {{ vehicle_model_year }}, Midabku yahay {{ vehicle_color }}, Cylinder {{ vehicle_cylinders }}, lehna taargo No: {{ vehicle_plate_number }}, lehna Buugga Cagaaran ee Milkiyad No: {{ vehicle_book_number }}, {{ vehicle_registration_country }} taariikhdeedu tahay {{ vehicle_book_date }}, kana soo baxday P.R.A. Waxaan baabuurkaan ka gaday kuna wareejiyey {{ buyer_identity }} Waxaan uga gaday lacag dhan {{ sale_price }} ({{ sale_price_words }}) lacagtaan oo dhammaanteed gacanta la'iga wada saaray ayadoon wax ka dhimaneyn. Baabuurkaani wuxuu ka madax bannaan yahay rahan, deyn iyo sheegasho cid kale; wixii mulkiyaddiisa ku yimaada oo duritaan sharci ah ama sheegasho cid kale ah, aniga oo ah wakiil gade {{ seller_agent_name }} ayaa dammaanad qaadaya magdhawgiisa. Sidaa daraadeed, waxaa mulkiyadda baabuurkaas ku wareegay {{ buyer_name }}.=============================

[[BEEC_WAKAALAD_ACCEPTANCE]]
Aniga oo ah {{ buyer_name }}, waxaan caddeynayaa in aan raalli ka ahay beeca baabuurkaan lana wareegay, raallina ka ahay sida qoraalkan u qoran yahay waxaana markhaatiyaal ka ahaa beecaan ragga hoos ku qoran:-

[[BEEC_WAKAALAD_SIGNATURES]]

[[BEEC_WAKAALAD_CERTIFICATION]]
Anigoo ah Xafiiska Nootaayo Banaadir-Gaani, Dr. Cabdi Axmed Caseyr (Gaani) oo ku yaalla Degmada Wadajir Agagaarka KM4, waxaan halkaan ku sugayaa in saxiixa sare ku qoran uu yahay kii dhabta ahaa ee wakiilka gadaha {{ seller_agent_name }}, iyo markhaatiyaasha {{ witness_one_name }}, & {{ witness_two_name }}. Waxayna ku saxiixeen xafiiska dhexdiisa iyadoo aan cidina qasbin qowl iyo ficilba, kadib markii ay iska akhriyeen kuna qanceen, waxaan ku qoray oo ka saxiixay diiwaanka guud ee nootaayadda.
