[[BEEC_SHIRKAD_BODY]]
Muqdisho maanta oo ay taariikhdu tahay {{ execution_date }}, aniga oo ah {{ seller_identity }} isla markaasna ka caafimaad qaba wax allaale iyo wixii wax u dhimi kara maskaxda iyo jirka bini'aadamka cid i qasabtayna aysan jirin qowl iyo ficilba, waxaan caddeynayaa in aan iska gaday baabuur noociisu yahay {{ vehicle_make_model }}, Chassis No: {{ vehicle_chassis }}, Model yahay {{ vehicle_model_year }}, Midabku yahay {{ vehicle_color }}, Cylinder {{ vehicle_cylinders }}, lehna taargo No: {{ vehicle_plate_number }}, lehna Buugga Cagaaran ee Milkiyad No: {{ vehicle_book_number }}, {{ vehicle_registration_country }} taariikhdeedu tahay {{ vehicle_book_date }}, kana soo baxday P.R.A, waxaan baabuurkaan ka gaday kuna wareejiyey {{ buyer_company_name }}, una saxiixay {{ buyer_representative_identity }} Waxaan uga gaday lacag dhan {{ sale_price }} ({{ sale_price_words }}) lacagtaan oo dhammaanteed gacanta la'iga wada saaray ayadoon wax ka dhimaneyn. Baabuurkaani wuxuu ka madax bannaan yahay rahan, deyn iyo sheegasho cid kale, wixii mulkiyaddiisa ku yimaada oo duritaan sharci ah ama sheegasho cid kale ah aniga oo ah iska-gade {{ seller_name }}, ayaa dammaanad qaadaya magdhawgiisa, sidaa daraadeed waxaa Mulkiyadda baabuurkaas ku wareejiyey {{ buyer_company_name }},=================================

[[BEEC_SHIRKAD_ACCEPTANCE]]
Aniga oo ah {{ buyer_representative_name }}, waxaan caddeynayaa in aan u aqbalay {{ buyer_company_name }}, beeca baabuurkaan lana wareegay, raallina ka ahay sida qoraalkan u qoran yahay waxaana markhaatiyaal ka ahaa beecaan ragga hoos ku qoran:-

[[BEEC_SHIRKAD_SIGNATURES]]

[[BEEC_SHIRKAD_CERTIFICATION]]
Anigoo ah Xafiiska Nootaayo Banaadir-Gaani, Dr. Cabdi Axmed Caseyr (Gaani) oo ku yaalla Degmada Wadajir Agagaarka KM4, waxaan halkaan ku sugayaa in saxiixa sare ku qoran uu yahay kii dhabta ahaa ee iska-gadaha {{ seller_name }}, iyo markhaatiyaasha {{ witness_one_name }}, & {{ witness_two_name }}. Waxayna ku saxiixeen xafiiska dhexdiisa iyadoo aan cidina qasbin qowl iyo ficilba, kadib markii ay iska akhriyeen kuna qanceen, waxaan ku qoray oo ka saxiixay diiwaanka guud ee nootaayadda.
